onsdag, oktober 19, 2005

VIKTIG INFORMATION ( på Somali )

Haddii aad xanuunsato?

Boggaga buluuga ah waxaad ka heleysaa warbixinta ku saabsan caafimaadka guud iyo daryeelka ilkaha ee Västra Götaland.

Marka shil ama xaalad kaloo nafta qatergelineysa ay dhacdo, wac 112.

Waqtiga maalintaa la xiriir rugta caafimaadka (vårdcentralen) ama dhaqtarkaada. Habeenadi iyo waqtiyaa fasaxa waxaad wici kartaa mid ka mida xarumaha heeganka (jourmottagning).

Xarumaha deg-dega ee cisbitaaalada

Mölndal................031-343 10 00
Sahlgrenska.........031-342 10 00
Östra....................031-343 40 00
Kungälv...................0303-985 94

Waa inaad fahmi kartaa kuna hadii kartaa afka iswiidhiska.